Wasaaradda caafimaadka Dawlad Goboleedka Puntland ayaa maanta kala wareegtay hay’adda caafimaadka Aduunka WHO qalabka looga hortago COVID-19, kaasi oo loogu...
Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya Khaliif Cumar ayaa kulan la qaatay dhigiisa Turkiga Maxamed Mus labada mas,uul ayaa kawada hadlay xoojinta xiriirka...
Agaasimaha Guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Shiikh Nuur ayaa sharaxaad ka bixiyey sababta loo diiwaangalinayo Macallimiinta...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasiyadeedka KAAH, ayaa maanta taageerayaasha Urur Siyaasiyadeedka KAAH kala...
Dowladaha Soomaaliya iyo Serbia ayaa horay u lahaa xiriir dheer, arrintan ayaa imaanaysa ka dib markii dadaal dheer ay sameeyeen...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadija Mohamed Al-makhzoumi oo la kulantay taliyaha guud ee ciidamada Badda ee dowladda Bakistaan ayaa...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa sheegay in uu dhamaaday kala ragtid uwanaantii u dhaxeeysay Madaxweyne...
Warsaxaafadeed kasoo baxay AMISOM ayaa waxaa lagu sheegay in guddi xaqiiqo raadin ah oo ay u saareen dilka dadka rayidka...
Wasaaradda Haweenka iyo hormarinta xuquuqul insaanka Galmudug ayaa Tababar ku saabsan sidi sinaan u noqon lahaayeen qayb ka mid ah...
Kulan ay yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxmed...
Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho