Kulankaan oo loogu Duceynaayey Alle ha u Naxariistee Dr Maxamed Daahir Afrax Guddoomiyihii Akadeemiye- Goboleedka AfSoomaaliga – AGA oo sagaalka...
Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa daahfuray kulanka wadareedka dardar galinta hiigsiga Xukuumadda oo lagu dar-dar galinayo shaqooyinka...
Xoghayihii hore ee arrimaha dibadda Mareykanka Colin Powell ayaa maanta oo isniin ah u geeriyooday xanuunka Karoona Fayras, isagoo jira...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada Mudane Duraan Axmed Faarax Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Safar shaqo ku jooga Magaalaada Baledwayne...
Wada-tashiga oo socday muddo saddex cisho ah ayaa diirradda lagu saaray diyaarinta qorshe howleedka Istaraatijiyacda xalka waara ee dowlad gobaleedka...
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta Aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo kulan kula qaatay ku xigeenka...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka AMISOM ee sector...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta la kulmay safiirka dawladda Turkiga ee...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta xariga ka jaray Garoonka Diyaaradaha...
Wafdi isugu jira guddiyada doorashada ee heer dowlad goboleed (SEIT) ee Galmudug iyo kan heer federaal (FEIT) ayaa maanta gaaray...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Boqortooyada...
Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho