Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Imaaraatka Carabta u fadhiya Soomaaliya...
Guddoomiyaasha Deegaannada Gobolka Banaadir oo kala ah Gubadley, Garas-Baaleey iyo Daaru-Salaam ayaa sheegay iney diyaar u yihiin ka qeyb qaadashada...
Madaxweynaha Dowladgoboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni , ayaa dhagax dhigay Shan waddo oo laami ah kuwaasi oo laga hirgelinaayo caasimadda...
Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay kulan fogaan arag ah kaas oo looga hadlay...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Eng Cabdi Xuseen Maxamed u magacaabay Gudoomiyaha gudigga qoxootiga iyo barakacayaasha....
In ka badan 30 qof ayaa ku dhimatay laba tareen oo isku dhacay koofurta dalka Pakistaan. Warbaahinta dalkaas ayaa sidoo...
Mashruucaan oo ay taaba gelintiisa iska kaashadeen wasaarada caafimaadka Galmudug iyo Hay'adda M.S.F Soomaaliya isla markaana mashruuc loogu talagaly bixinta...
Madaxwayne Kuxigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid oo ay wehliyaan mas'uuliyiin uu ka mid yahay maayerka Dhuusamareeb iyo wasiiro ayaa...
Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa shaaciyey in gacanta lagu dhigay eedeysane loo heysto in 4-tii bishaan uu xaaskiisii ku dilay...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Madaxa...
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah yeeshay ayaa ansixiyey Miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2026,...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanayey kuwa Sirdoonka Qaranka iyo dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheeysan oo lagu naafeynayey khawaariijta ka...
Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa kormeer shaqo ku tagay deegaanno iyo degmooyin...
Taliska Booliiska Gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay 11 askari oo lagu eedeeyay inay si sharci-darro ah hub ugu dhex wateen...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho