Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jakeeti) ayaa maanta daah furtay Tababar soconaya...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cismaan Abokor Dubbe ayaa maanta kulan soo dhoweyn iyo is barasho ku dhisan...
Qeybta Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta bilawday xog uruurin iyo qiimeynta Dayactirka waddooyinka ku burburay Roobabkii ugu...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dawlad Gobaleedka Puntland Dr Jamac Farax Xasan oo ay weheliyeen qaar kamid ah Agaasimayaasha waaxyaha ayaa maanta...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Abuukar Xaaji ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka...
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare.Iyadoo uu heer gabagabo...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka UK ee Soomaaliya @KFosterFCDO oo ay...
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa dhaggax dhigay dayactir lagu sameynayo Buundooyinka waddada u dhexaysa Garoowe iyo...
Guddiga xaqiijinta Qoondada Haweenka doorashada 30% ayaa kulan looga hadlayay xaqiijinta qoondada haweenka kula qaatay Magaalada Gaalkacyo ururada haweenka Gaalkacyo...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa qoraal uu soo saaray ku shaaciyey goorta ay maxkamadda ICJ rideyso...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty, ayaa Talaadadii khadka taleefanka wada-hadal ku...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Boqortooyada...
Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho