Kulanka Bandhigga iyo baahinta warbixinta dib-u-eegista Dastuurka ayaa maanta ka furmay magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad goboleedka Hirshabelle. Kulanka ayaa...
Wasaradda Arimaha guddaha, Federaalka iyo dib_u_heshiisiinta Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb maanta tababar ugu soo xirtay shaqaale isugu jira kuwa Wasaaradda...
Ganacsade Xasan Iidow Muxumad (Koboc) ayaa ku guuleystey doorasho goordhow ka dhacday magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle. Xasan...
Hay'adda Afrika ee horumarinta oo ah mid ay ku midaysan-yihiin dhalinyaro soomaaliyeed oo samafalayaal ah, mudana ka shaqayneysay arrimaha bulshada...
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Maanta Magaalada Bosaaso ugu soo xiray Tababarka Sugidda Amniga...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa warbixin guud ka bixiyay waxyaabihii ayka wada hadleen Safiirka Dowlada...
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa maanta kormeeray qaar ka mid ah Iskuulada hoose,dhexe iyo...
Guddoomiyaha Gobolka Bari Senator Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta kulan la qaatay guddiga warshada Ogsijiinta sameeysa iyadoo dhawaan la...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka tiirka Arrimaha Bulshada oo looga hadlay mashaariicda lagu...
Habka gargaarka degdega ah iyo nuucyada gurmadka fudud ee ay bixiyaan shaqaalaha bisha cas ayaa lagu soo bandhigey munaasabadan oo...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty, ayaa Talaadadii khadka taleefanka wada-hadal ku...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Boqortooyada...
Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho