Daaliban oo ah koox argagixisa ah oo ka dagaalanta wadanka Afghanistan, ayaa la wareegay magaaladii 9-aad oo ah caasimad gobaleed,...
Doorashadii ka socotay magaalada Garoowe ee ay Baarlamanka Dowlad gobaleedka Puntland ku soo dooranayeen Xubnaha Aqalka sare ee ka mid...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xilka ka qaaday Afar gudoomiye Degmo oo...
Idiris Cabdullahi Macalin , oo Magaciisa Afgarashada ee Kooxda Nabadiidka Al-shabab loo yaqaano uu yahay (Food Cadde ) ayaa Maanta ...
Wasiirka Difaaca Isra’iil Benny Gantz, ayaa sheegay in Dowladda Iiraan ay tahay halista ugu weyn ee gobolka iyo caalamka intiisa...
Xubno ka mid ah Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka dalka, ayaa saaka u safraya Dowlad Goballeedka Puntland si ay ugu qeyb...
Ugu yaraan dad gaaraya 42 qof oo 25 ka mid ah ay yihiin ciidamada dalkaasi ayaa geeriyooday, kaddib markii qeybo...
Guddiga Hirgelinta Doorashada heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa soo saaray Jadwalka doorashada Aqalka sare ee uu xalay shaaciyay Madaxweynaha...
Kooxda arxan lawayaasha ah ee Al-Shabaab ayaa markale ay ku caddaatay inaysan wax texgelin ah u haynin Soomaalinimada iyo nolosha...
Agaasimaha Xafiiska Xalka Waara ee Wasaaradda Qorshayenta Qaranka Marwo Sahra Cabdi ayaa kulan mira-dhal ah la yeelatay Agaasimaha u qaabilsan...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Ruth...
Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay, iyadoo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho