Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada shanaad qeybta 27aad ayaa howlgallo ay kula dagaalamayaan maleeshiyada Al-Shabaab ka wada deegaanada...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa Guddoomiyey kulan looga hadlayey sugidda Amniga doorashooyinka oo ka dhacaya...
Shirwaynaha sanad laha ah ee Waxbarashada Puntland ayaa waxaa daah furay Madaxwaynaha Puntland, waxaana ka soo qayb galay Kulankaani Guddoomiyaha...
lyadoo la fulinayo jadwalkii Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ay soo saareen 16/07/2021 oo ku asteysnaa in doorashada Aqalka Sare lagu...
Madaxweynaha Dowlada gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa guddiga Doorashooyinka heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland u...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wefdigii uu hoggaaminayay ayaa gaaray Magaalada London ee dalka Ingiriiska,...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Genaraal Cabdullaahi Buulle Kamay ayaa u magacaabay Sedax Sarkaal oo ka kala Socdo...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Xarunta aqalka Dowlada Hoose ee Xamar...
Ciidamada ilaalada xeebaha ee Turkiga ayaa badbaadiyay 388 magangalyo doon ah intii u dhaxeysay 17-kii ilaa iyo 22-kii bishan July,muhaajiriintan...
Labada Kuuriya oo ku heshiiyay inay soo celiyaan xiriirkii ka dhaxeeyay Kuuriyada Waqooyi ayaa ku dhawaaqday subaxnimadii hore ee saakay...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Ruth...
Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay, iyadoo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho