Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr Cali Saciid Faqi ayaa Magacabey Xubnaha Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Qabashada Doorashada...
Hoobiyeyaasha ay arxan-laawayaashu ku soo tureen deegaankan ayaa khaasaro hantiyeed iyo dhaawac u geystay dadka deegaanka. Ciidanka Xoogga dalka ee...
Ciidanka Dowlada Federalka ee Soomaaliya ayaa maanta Howlgal ka wada inta u dhaxayso Degmada Beledweyne ilaa degmada Matabaan iyo dhulka...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane,ayaa kulan fogaan arag ah uga qeybgalay heshiis ay si wadajir ah...
Ciidamada Xoogga Dalka qeybta 21 aad iyo Daraawiishta Galmudug ayaa soo bandhigay saanad iyo maydka horjooge ka tirsanaa Maleeshiyaadka Nabad...
Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban (GXKHDD) ee 2020/2021, asagoo fulinaya Habraaca Hirgelinta Heshiiska Siyaasadeed ee Hagaya Doorashada dadban 2020/2021 ee...
Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay burcad hubeysan iyo hubkii ay wateen oo ciidamada boolisku ay gacanta ku soo...
Wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooynka Heer Federaal Mudane Maxamed Xasan Maxamed Cirro ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) Ku-xigeenada Gobolka Banaadir, Xoghayaha Guud, Culima’udiin, Agaasimeyaal,...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen “Cali Guudlaawe” ayaa maanta sahan ku soo sameeyay goob la filayo in...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS, Maxamed Cismaan Nastaara, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho