Ku-simaha Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdinuur Maxamed Axmed oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa-bannaan ee La Dagaallanka Musuq-Maasuqa...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Gudlaawe ayaa maanta kulan la qaatay Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo kan...
Xarunta Gobalka Banaadir oo uu xilligaasi qaraxa ka dhacay waxaa ka socday shir xasaasi ah oo looga hadlayay amniga caasimadda...
Kullan xariga looga jarayay xurun cusub oo loogu magac daray Eco-Hub Somalia, ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Daah Furkaan ayaa...
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa DaraawiishtaGalmudug ayaa galabta weerar qorshaysan ku qaaday fariisimo nabad diidka Al shabaab kula haayeen Deegaanka...
Wasiirka cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa ka digay Qatar ka dhalan karta lacagaha la dhaqo, isagoona sheegay...
Sarakiil ka socotay Ciidamada AMISOM, ayaa Maanta booqasho ku tagay Goobta loo asteeyay in ay ka dhacdo doorashada Baarlamaanka, gaar...
Dowladda Canada ayaa ku dhawaaqday in dib u dejin ay u sameyn doonto turjubaanadi, shaqaalihi ka hawl galayay safaaradooda wadanka...
Xubno kamida Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo uu hoggaaminaayo guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dalka mudane Maxamed Xasan Cirro, ayaa...
Ugu yaraan 110 ruux ayaa ku geeriyooday daadad ka dhashay roobab xooggan oo ka da’ay gobalka Maharashtra ee dhaca galbeedka...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS, Maxamed Cismaan Nastaara, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho