Guddiga kor joogtayn doona Doorashooyinka Guud ee Soomaaliya ayaa maanta tababar loogu qabtay magaalada Garowe ee xarunta Dowlad Goboleedka Puntland....
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 12ka Luulyo 2021 magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ka...
4 Muwaadin oo Soomaali ah ayaa waxaa lagu dilay magaalada Durban ee Xarunta gobolka Kwazulu Natal oo ah halka ay...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaalya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa u magacaabay Ismaaciil Macalin Muqtaar Orongo Agaasimaha...
Booliska Heyti ayaa sheegay inay xireen dhaqtar ay rumeysan yihiin inuu yahay eedeysane muhiim ah oo la tilmaamay in uu...
Dowladda Hindiya ayaa sheegtay in biriq ay dishay 74 qof, 24 saac ee lasoo dhaafay Biriqdaan ayaa ku dhufatay seddex...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa kulan looga hadayay dardargelinta habsami usocodka howlaha Qaranka...
Militeriga Koonfur Afrika ayaa la geeyay gobollada KwaZulu, Natal iyo Gauteng kadib rabshadihii ka dhashay markii la xiray madaxweynihii hore...
Muunasabada xarag jarka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Taliyaha Qeybta 27-aad, Taliyaha Cidamada Amisom , madax weyn ku xigeenka...
Magaalada Muqdisho waxaa Maanta kulan ku yeeshay xubnaha Guddiga doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ee Maamul goboleedka HirShabeelle, iyaga oo doortay...
RADIO MUQDISHO:-Xarunta Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta xaflad sagootin ah loogu sameeyey Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta, oo tababar...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Danjire...
RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC), Sarreeye Gaas Maxamed bin Saciid Al-Moghidi, iyo Agaasimaha...
RADIO MUQDISHO:-Laba ka tirsan ciidamada Macawisleyda deegaanka Wargaadhi, ayaa21-ka Agoosto 2026 deegaanka Tawakal oo qiyaastii shan kiiloomitir u jira Cali...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho