Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa amniga dowlad gobaleedka Galmudug ayaa Howlgal wadajir ah ka sameeyay Koonfurta Gobolka Mudug, kaas oo...
War-saxaafadeed ay si wada jir ah u soo saareen saaxiibada caalamka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay aad u taageersanyihiin...
Isku aadka tartanka koobka Carabta ee da’doodu ka yartahay 17 sano jirada ayaa maanta lagu sameeyay magaalada Qaahira ee dalka...
Agaasimaha Guud ee Wasaraadda Cafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdinaasir Sheekh Muqtaar Ibraahim ayaa faah faahin...
Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre ayaa magaalada Beladweyne ee xarunta Ganacsiga Hirshabeelle kulan kula qaatay saraaskiisha...
Kulankan oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, ayaa ujeedkiisu ahaa sidii looga faa’iideysan lahaa Tamarta Cadceedda ee Soolarka, kaasi oo ay...
Deeqdaan oo dhameyd todobo tan kana kooban qaybha raashinka daruuriga ah oo loogu talagay Bulshada ku nool Gobolka Shabeelada Hoose...
Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa soo bandhigay rag ku eedeysan inay dhac ka geysanayeen qaar ka mid ah degmooyinka magaalada...
Sharciga Shirkadaha Ganacsiga Galmudug ayaa maanta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Galmudug waxa ay horgeysay baarlamaanka si loo meel mariyo, waxa...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan Wasiirka Howlaha Guud iyo Duqa magaalada Gaalkacyo ayaa dhagax...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu...
Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙, oo burcad-badeeddu 17-kii...
RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta akhrinta koowaad marsiiyay laba hindise-sharciyeed oo muhiim u ah...
RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlay dhisidda kalsoonida iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho