Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka sii baxaya ee Finland...
Guddiga Golaha Wasiirada ee qabanqaabinaya Munasabadaha Maalmaha Xorriyada Qaranka ee nagu soo aadan ayaa kormeeray xarumaha ay ka dhici doonaann...
Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefdi ka socda hey’adda booliiska...
Marwada koowaad ee dalka Saynab Cabdi Macalim ayaa xariga ka jartay, isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka loogu adeegayo oo laga hirgeliyay...
Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo danjiraha UK ee Soomaaliya Kate Foster ayaa ka wada hadlay arrimo ay kamid...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliy ayaa dhageysan doonto labo eedeysane oo ajnabi ah kuwaas oo loo heysto kamid ahaanshaha...
Daah furka dhismaha xayndaabka garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareb ayaa waxaa ka soo qaybgalay madaxwayne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid, wasiiro,...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Fawziya Abiikar Nuur ayaa xafiiskeeda ku qaabishay Danjiraha dalka Filand u qaabilsan...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Abuukar, (Cabdullahi Carab) iyo Madaxa Waxbarshadda Bariga iyo...
Ciidanka Badda ee dowlad Goboleedka Puntland ee PMPF ayaa xeebta degmada Qandala ee gobolka Bari ku qabtay Markab si sharcidaro...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoonka Golaha Haweenka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa maanta soo gebagabeysay tababar muddo 14 maalmood ah socday, kaas oo lagu baranayey diyaarinta iyo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho