Wasiiru dowlaha wasaaradda Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Farxaan Cali Axmed ayaa tababar sare loogu qaadayay aqoontooda usoo xiray...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib-uheshiisiinta Dalka ayaa Maanta Muqdisho ku daahfurtay Shir looga hadlaayo Khariiradeynta Khilaafyada Degmooyinka iyo Deegaanada...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomalaiya Mudane Mohamed Abdirizak, ayaa kulan la qaatay dhigiisa dalka Turkiga, Mudane Mevlüt...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga Mudane Maxamed Cabdirisaaq, ayaa ka qeyb galay maalintii Sabtida shir ku saabsan sii xoojinta...
Ciidanka Xooga Dalka oo kusugan degmada Diinsoor ee gobolka Bay ayaa howlgal ku dilay ilaa 15 ka tirsan maleeshiyada Alshabaab,halka...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa maleeshiyaadka Al-Shabaab qasaare xoogan ku gaarsiideyey deegaanka Orshe oo dhanka bari 50km ka xiga Magaalada...
Wasiirka Amniga ee Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa soo dhaweeyay guddiyada Doorashooyinka ee uu caawa magacaabay Ra’iisul Wasaare...
Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Cali Siiriin oo ka mid ah murashixiinta xilka Madaxtinimo ee dalka ayaa soo dhaweeyay dhameystirka iyo magacaabista...
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay magacaabista guddiyada doorashooyinka...
Guddoomiyaha Guddigii hubinta xubnaha guddiyada doorashooyinka ahna Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa sharaxaad ka bixiyay...
Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada iyo goobaha ay ka dhacaan ayaa loo soo xiray saraakiil iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Qaran ee Maareynta...
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howgal qorsheyn ka fuliyey gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday goobo ay Khawaarijtu u adeegsan jireen...
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho