Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ka mid ah murashixiinta xilka Madaxtinimo ee dalka ayaa soo dhaweeyay magacaabista guddiyada hirgelinta doorashooyinka...
Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka ee Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Cabdulqadir Maxamed Nuur ayaa maanta gaary degmada Waajid ee Gobalka Bakool....
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Caadil Sheegow Sagaar iyo Wasiiru dowlaha Amniga ee Soomaaliya Mudane...
Ka dib markii dib u eegis iyo wax ka baddel lagu sameeyay sidii uu dhigayay heshiiskii 27-kii May ee Golaha...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta la kulmay inta...
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 19 June 2021 ku qabatay magaalada...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Degmada Waajid ee Gobolka...
Madashan oo uu ka qayb galey Madaxwaynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa aheyd soo bandhigida warbixinta sahanka Caafimaadka iyo...
Telefishinka Qaranka Iiraan ayaa shaaciyay in musharax Ibraahim Ra’iisi uu guul ka gaaray doorashadii madaxtinimada ee shalay ka qabsoontay dalkaasi...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Maxamed Siciid Samatar oo uu Wehliyo Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaradda...
Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada iyo goobaha ay ka dhacaan ayaa loo soo xiray saraakiil iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Qaran ee Maareynta...
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howgal qorsheyn ka fuliyey gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday goobo ay Khawaarijtu u adeegsan jireen...
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho