Thursday, July 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ibraahim Ra’iisi oo loo doortay Madaxweynaha Iiraan

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Ibraahim Ra’iisi oo loo doortay Madaxweynaha Iiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Telefishinka Qaranka Iiraan ayaa shaaciyay in musharax Ibraahim Ra’iisi uu guul ka gaaray doorashadii madaxtinimada ee shalay ka qabsoontay dalkaasi Iiraan.

Wararka hordhaca ah ayaa sheegay in Ra’iisi uu helay Codad gaaraya 62%, taasi oo u dhiganta in uu helay codadka 17.8 milyan oo cod bixiye.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

July 16, 2026
Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

July 16, 2026

Doorashada oo kolkii hore loo diwaan galiyay in codkooda ay ka dhiibtaan dad gaaraya 59 milyan oo codbixiye ayaan suura galin, sida la xaqiijiyay 28 milyan oo cod bixiye ayaa ka qeybqaatay doorashooyinka guud ee Iiraan.

Xasan Ruxaani ayaa subaxnimadii hore ee saakay ku dhawaaqay in wareegii koowaad ee doorashadii la qabtay jimcihii ay horseeday doorashada madaxweyne cusub, oo aan magaciisa la shaacin.

Natiijooyinka hordhaca ah ayaa muujinaya farqi weyn oo u dhexeeya Ibraahim Ra’iisi iyo musharixiinta kale ee la tartameysay.

Dadka ka faallooda arrimaha Iiraan ayaa sheegaya in Ra’iisi oo  horay u ahaa garsoore xagjir ah uu u muuqdo  mid lagu cabsigalinayo Washington oo horay ugu soo rogtay Xaayiraad kadib markii lagu eedeeyay xadgudubyo ka dhan ah xuquuqul insaanka, oo ay ka mid aheyeen dilalka maxaabiis siyaasadeed intii uu hayay xilka madaxa garsoorka Iiraan.

Previous Post

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo Tababar u furay Shaqaalaha Wasaaaradda Gaashaandhigga

Next Post

Madaxwaynaha Galmudug oo ka qayb galey soo bandhigida warbixinta macluumaadka dadka reer Galmudug ee 2020

Next Post
Madaxweyne Qoor-qoor oo cambaareeyay weerarkii argagixiso ee Garoowe

Madaxwaynaha Galmudug oo ka qayb galey soo bandhigida warbixinta macluumaadka dadka reer Galmudug ee 2020

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

July 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Jabuuti u qaabilsan Soomaaliya...

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

July 16, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta bulshada ku nool deegaannada Kabxanleey iyo Deefow ee hoostaga magaalada Beledweyne, xarunta...

Golaha Wasiirrada oo meel mariyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah

Golaha Wasiirrada oo meel mariyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah

July 16, 2026
0

Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah ee...

Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo Addis Ababa kaga qaybgalay Shirka Madasha Horumarinta Suuqyada Xoolo-dhaqatada Afrika

Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo Addis Ababa kaga qaybgalay Shirka Madasha Horumarinta Suuqyada Xoolo-dhaqatada Afrika

July 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS, Mudane Xasan Xuseen Maxamed, ayaa magaalada Addis Ababa kaga qaybgalay Shirka Heer...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In