Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayay Khariiradeynta Khilaafyada Degmooyinka oo ka furmay Muqdisho “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayay Khariiradeynta Khilaafyada Degmooyinka oo ka furmay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib-uheshiisiinta Dalka ayaa Maanta Muqdisho ku daahfurtay Shir looga hadlaayo Khariiradeynta Khilaafyada Degmooyinka iyo Deegaanada Gobalka Banaadir.

Shirkaan oo muddo sadax maalin socon doono ayaa looga hadlayaa Xog ururin ku saabsan Khilaafyada ka jira Degmooyinka iyo Deegaanada Gobalka Banaadir.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

Shirka oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib-uheshiisiinta Dalka ayaa waxaa kasoo qaybgalay Masโ€™uuliyiinka kasocday Maamulka Gobalka, qaar kamid ah Guddoomiya-yaasha Degmooyinka Gobalka Banaadir, Ururada Bulshada Rayid, Ururada Haweenka iyo Qaar ka mid ah Dhalinyaro ka kala socday Degmooyinka iyo Deegaanada Gobalka Banaadir.

Agaasimaha waaxda Dib-u heshiinsiinta eeย  Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib-uheshiisiinta Mudane Abdirahman Hashi Faarah (jabiin) oo furey shirka xog uruurinta khilaafyada Gobolka Banaadir ayaa marka ugu hore ugu mahadciliyay Masโ€™uulityiintii kasocday Maamulka Gobalka, Kan Degmooyinka iyo dhamaan kasoo qayb galayaashii Shirka, Agaasime Cabdiraxmaan ayaa sheegay in uu Muhiim u yahay Shirkaan Bulshada Ku nool Degmooyinka iyo Deegaanada Gobalka Banaadir ayna Muhiim tahay ama laga rabo Qofkasta in uu soo bandhigo Caqabadaha kajira Degmooyinka iyo Deegaanada ay kasocdaa in uu Shirka socda.

Sido kale Agasimaha Siyaasadda iyo Dimoqoraadiyaynta Maamulka Gobalka Banaadir Mudane Yuusuf Calasow oo Goobta kahadlaay ayaa- Sida aad la socataan Gobolka Banaadir 30 kii sano ee ugu dambaysay waxa uu ahaa mid ay ka dhacaysay dhibaatooyin kala duwan in kastoo uu maalinbaย  maaalinta kaleย  uu Gobolka horumar ka sameynaayay dhinaca nabada.

Previous Post

Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Next Post

Wasaaradda Amniga oo tababar usoo xirtay howlwadeenno ka tirsan wasaaradda โ€œSAWIRROโ€

Next Post
Wasaaradda Amniga oo tababar usoo xirtay howlwadeenno ka tirsan wasaaradda โ€œSAWIRROโ€

Wasaaradda Amniga oo tababar usoo xirtay howlwadeenno ka tirsan wasaaradda โ€œSAWIRROโ€

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In