RADIO MUQDISHO: Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cumar Cali Cabdi, oo uu wehlinayo Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi...
RADIO MUQDISHO: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweyne Cabdulqaadir Axmed Aw-cali iyo Madaxweyne...
RADIO MUQDISHO: Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa xarunta Wasaaradda Arrimaha ee...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdille, ayaa maanta gaaray degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, isagoo hoggaaminaya...
RADIO MUQDISHO(LAASCAANOOD): Cabdulqadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) ayaa loo doortay Madaxweynaha cusub ee Maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliya, kadib markii uu...
RADIO MUQDISHO(LAASCAANOOD): Murashaxiinta u tartamaya madaxtinimada dowlad goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa hortagay xubnaha Baarlamaanka dowlad-goboleedka, iyaga oo soo bandhigay...
RADIO MUQDISHO: Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku...
RADIO MUQDISHO: Todobaadyadii u dambeeyay waxaa gudaha dalka ,gar ahaan gobolada Hiiraan,Sh.Dhexe, Sh/Hoose, Gaakgaduud iyo kuwo kale ka socday abaabullo...
RADIO MUQDISHO(LAASCAANOOD): Doorahada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka Waqooyi Bari oo ka mid ah dowlad goboleedyada ka tirsan dowladda...
RADIO MUQDISHO: Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa soo qaban qaabiyay madal lagu dhiirrigelinayo waxbarashada gabdhaha, taas oo ay ka qeybgaleen...
HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil...
Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda ku qaabilay Tom Fletcher, Ku-xigeenka Xoghayaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho