Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Mudane Cabdiraxmaan Yusuf Cumar Cadaala ayaa maanta kormeeray Isbitaalka Guud...
Abuukaate Cumar Dhagey oo ka mid ah Xubnaha kooxda Farsamada Arrimaha Doorashooyinka ee Xafiiska Raโiisul Wasaaraha ayaa faahfaahiyay jadwalka iyo...
Kulankan oo diiradda lagu saarey xoojinta amniga magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, isla markaana lagu meel dhigay qodobo lagu xoojinayo...
Kulan ciyaareedkan oo loo qabtay kooxo ku kala ciyaarayay magaca barakacayaasha iyo magaca dadka deegaanka ah ayna soo agaasintey Xarunta...
Kabtanka Xulka Qaranka Soomaaliya oo ka hadlay ciyaartii xalay ay la yeesheen Xulka Qaranka Cumaan ayaa dhaleel usoo jeediyey Xiriirka...
Waxaa subaxnimadii hore ee saakay Albaabada loo furay Goobaha codbixinta si looga soo doorto xubnaha baarlamaanka federaalka 10 gobol oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa adkeeyey in awood-siinta ganacsatada Soomaaliyeed iyo xaqiijinta suuqyo heer gobol ah...
Xulalka Cumaan iyo Soomaaliya ayaa caawa dheelay cayaar ka tirsan Fifa Arab Cup oo lagu marti geliyay Dalka Qatar. Kulanka...
Waxaana meelaha laga xusay kamid ah Magaalada Kismaayo ee Caasimadda Kumeel gaarka ah ee Jubaland. Maalinkan oo loo aqoonsaday maalinย ...
Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Waajid maanta kulan kula qaatay qaar ka mid ah waxgaradka, isaga oo ka...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan muhiim ah la yeeshay dhiggiisa dalka Qatar Mudane...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay qaar ka mid ah...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Dowladda ayaa hirgelinaya isku-xirka Nidaamka Mushaar-bixinta Dowladda (Payroll/SFMIS) iyo Aqoonsiga Qaranka ee NIRA. Xafiisku wuxuu...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoonka Golaha Haweenka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho