Abuukar Macalin Axmed Hilowle, ayaa loo haystaa Dhac iyo Dil uu u gaystay Allaha u naxariistee Axmed Cali Nuur, 19-kii...
Ra’isul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Allaha unaxariistee Taliyihii hore ee...
Ciidankii ugu dambeeyay ee Mareykan ayaa ka baxay saldhigga Bagram ee Afghanistan, halkaas oo muddo 20 sano ah ay kula...
Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah dib ugu furtay safaaradeedii dalka Kenya kaddib muddo lix bilod ah oo ay u...
Isuduwaha Howlgalka Qaramada Midoobay ee Liibiya, Rizdon Zeninga, ayaa galinkii danbe ee shalay ku dhawaaqay inuu guuldareystay wadahadaladii Geneva ugu...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kulul u cambaareeyay falkii argagixisanimo ee galabta ka dhacay...
Munaasabad kooban oo loogu dabaaldagayay 61 sano guuradii kasoo wareegatay markii xornamada ay qaateen Gobollada Koonfureed iyo Midowgii Gobolada Waqooyi iyo...
Qof naftiis qaribe ah ayaa isku qarxiyay dad shacab ah oo ku shaahaynayay Maqaayad ku taala Degmada Shibis ee Gobalka...
Qarax ayaa ka dhacey deegaanka Awdiinle oo 28 km dhinaca Waqooyi kaga beegan magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay. Qaraxa...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Shariif Maxamed Khaliif oo ay wehliyeen...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...
Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho