Khudabadda Wasiirka Xanaanada, Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ee daahfurka mashruuca ILED qeybtiisa silsiladda wax-soosaarka iyo joogteynta...
Afhayeenka madaxtooyda dalka Zimbabwe ayaa sheegay in wasiirkii arrimaha dibadda ee dalkaas Sebusiso Moyo u dhintay cudurka Karoona fayras Afhayeenka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cabdinuur Cabdi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Uqeybsanaha Arrimaha Diinta...
Allah u naxariistee, danjire Cabdikariim Cali Cumar oo ahaa danjirihii hore ee Soomaaliya u qaabilsanaan jirey Mareykanka ayaa shalay galab...
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, oo kaashaneysa taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), ayaa labo weerar oo dhanka cirka ah ku qaaday...
Kulankan lagu soo dhaweynayay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, isla markaana lagu taageerayay dowladda Federaalka...
Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe iyo kan Degmada Jowhar ayaa bilaabay ololo nadaaafadeed oo ku saabsan bilic soo celinta caasimadda Hirshabeelle...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray dhismaha waddada laamiga ah...
Ciidamada kumaandooska Danab ururka 6 aad ee xoogga dalka ayaa howlgal ballaaran ka sameeyay deegaanka Shabeeloow oo Qiyaastii 20km u...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filiah) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiir ku xigeenka dowlad Swedan u...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Istanbuul ee Jamhuuriyadda Turkiga, halkaas...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa mar kale si buuxda u adkeeyay ilaalinta madax-bannaanida, midnimada dhuleed iyo wada jirka Jamhuuriyadda...
Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay dalal iyo hay’ado caalami ah oo si cad uga soo horjeestay...
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho