Guddiga Xaqiijinta Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ku dhawaaqay in 34 xubnood laga...
Bayaan ka soo baxay howlaglka Midowga Afrika ee AIMSOM ayaa lagu shaaciyey in AMISOM iyadoo ka jawaabeysa bayaankii ka soo...
Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdixakiin Xasan Ashkir oo ay wehliyaan Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska...
Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in qaraxii is-miidaaninta ahaa ee maanta ka...
Imtixaanka fasalka 8aad ayaa maanta si toosa looga fariistay Afar degmo oo ka tirsan gobolka Bakool, Waajid , Ceelberde iyo...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur ) ayaa booqasho ku tagay xafiiska midowga...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan la qaatay haweenka Soomaaliyeed ee...
Wasiiru dowlaha Wasaaradda waxbarshada Galmudug Mursal Cabdi Aadan, oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenka dagmada Gaalkacyo Maxamed Cabdi Cilmi iyo...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO ayaa ka digtay raxan Ayax ah oo la filayo inay...
Tobaneeyo Gaadiidka waa weyn ee Cagafcagafyada ah ayaa waxay ka gudbeen Marinka Rafax, si ay gacan uga haystaan Dib udhiska...
Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xirsi Jaamac Gaani oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Tanzania,...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Luanda ee dalka Angola kaga qaybgalaya Kalfadhiga...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Omar Afrah ayaa kulan la yeeshay Ku-simaha Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan wax-ku-ool ah la yeeshay wafdi ka socday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho