Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug Axmed Cabdi Kaariye...
Wasiirka Amniga gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS),mudane Xasan Xundubey Jimcaale oo ka qeyb galay munaasabadda 77 guuradii kasoo wareegtay aas...
Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Puntland waxaa xalay lagu qabtay munaasadda xuska 8-da January oo ku beegan sanad guuradii labaad ee kasoo...
Shirkada Twitter ayaa si rasmi ah u xirtay bartii uu ku lahaa madaxweynaha Mareykanka ee xafiiska baneynaya Donald Trump Shirkadu...
Madaxweynaha xilka ka degaya ee Donald Trump ayaa sheegay in uusan ka qeybgali doonin xafladda caleemo saarka madaxweynaha la doortay...
Madaxweynaha Hirshabeele, Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta soo gaaray Muqdisho, garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle, waxaa ku soo dhoweeyay mas'uuliyiin uu...
Ciidanka xoogga JFS oo kaashanaya taliska Mareykanka ee Africa (Africom) ayaa duqeyn ay ka fuliyeen deegaan Saaxa-weyne ku dilay horjooge...
Dowlada Senegal ayaa sheegtay in dalkeeda uu ka dilaacay feyrus ah dureyaga shibiraha oo halis badan Feyraskan oo lagu magacaabo ...
Dalka UK 1,162 qof ayaa ugu dhintay cudurka Karoonaha 24 saac ee la soo dhaafay,sida laga soo xigtay xarumaha caafimaadka....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Munaasabadda Xiritaanka Tartanka Kubadda Cagta ee Dowlad Goboleedyada...
Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay dalal iyo hay’ado caalami ah oo si cad uga soo horjeestay...
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho