Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar ku...
Bismillaahi Raxmaani Raxiim Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare, Ra’iisul Wasaaraha iyo Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka iyo guud ahaan Golaha...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ku sheegtay...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinku wuxuu soo dhoweynayaa Heshiiska Golaha Wadatashiga Qaranka ay ka gaareen hannaanka doorashooyinka dalka, heshiiskaas oo uu shir...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada xafladda xeritaanka shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee arrimaha doorashooyinka oo maanta...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan madaxda dowlad-goboleedyada iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa la...
Saaxiibada Beesha Caalamka ee Soomaaliya aaya soo dhaweeyay shirweynaha Dowladda Federaaalka Soomaaliya, Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Maamulka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed heshiiska dhammeystirka wadahadalladii ku saabsanaa hirgelinta doorashada...
Waxaa Maanta si habsami leh loo soo gaba gaboobeeyay Imtixaanka Fasalka 8-aad oo afratii maalin ee la soo dhaafay ka...
Mashruucan oo soconaya muddo Sadax sano ah ayna wadajir usoo agaasimeen Wasaaradda Caafimaadka Galmudug iyo hey'adda Badbaada Carruurta, ayaa dib...
Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Difaaca Mudane Sheekh...
Muqdisho, 31 Agoosto 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta kormeeray deegaanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho