Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa maanta oo Sabti ah, xarunteeda Caasimadda Muqdisho, lagu qabatay xaflad lagu sagootinayay Mudane...
Waxaa soo gaba gaboobay maalinkii koowaad ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka, kaasi oo uu si rasmi ah...
Tababbarkaan oo ay soo qaban-qaabisay Waaxda Warbaahinta iyo Xiriirka Dadweynaha ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirrigelinta Maalgashiga Dowlad Goboleedka Galmudug ee...
Cabdullahi Qosal Biid waa wiil da'yar kuna nool deegaanka Xarfo oo hoostaga dagmada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug wuxuu horay...
Gudoomiyaha maxkamadda Gobalka Mudug abuukaate Cabdirisaaq Cali Yuusuf, oo ay wehliyaan qaar ka mida culumada gobalka mudug iyo aqoon yahanao...
Ciidamada Xoogga dalka ururka 41-aad Guutada 5-aad Qeybta 27-aad oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Dagmada Buulo-burte iyo deegaano hoos-yimaado ayaa...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow soo gaaray magaalada Muqdisho. Waxaa Garoonka...
Kooxo Burcad ah oo Koonfur Afrikan ah ayaa Gudaha dalkaas ku dilay Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa dadka Ganacsiga u...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa U sheegay Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu in Falastiiniyiinta ku sugan Qudus ay tahay in...
Shirkii Wadatashiga Qaran ee arrimaha doorashooyinka oo u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka...
Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...
Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho