Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay magaalada Cadaado uga qeyb galay casho Sharaf loo sameeyay...
Wafdi ka socda he'yadda qaxootiga Qaramada Midoobey ee UNHCR ayaa gaaray magaalada Adis Ababa si ay dowlada Itoobiya ugu booriyaan...
Ra’isulwasaaraha itoobiya abiy ahmed ayaa sheegay in dowladiisu ay si dhow ula socoto dhacdo ka dhacday xuduuda itoobiya iyo Sudan...
Kulankaani oo ay maanta isugu yimaadeen naafada Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa waxa ay kaga hadleen baahiyaha guud ee haysta ururka...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa soo gaba gabaysay tababar soo socday muddo 20 maalmood ah, kaas oo loo qabtay...
Ururka Horseedka horumarka oo ah urur ay ku mideeysanyihiin dhallinyaro isxilqaamay una istaagay ka shaqeynta bilicda magaalada Gaalkacyo ayaa maalmihii...
Gargaarka caafimaad oo isugu jira agab iyo dawooyin oo ah deeq ka timid dowladda Federaalka Soomaaliya si loo gaarsiiyo isbitaalada...
Mashruuc loogu magacdarey Marwo Caafimaad oo lagu daryeelayo Hooyada iyo Dhalaanka ayaa maanta laga daahfurey magaalooyinka Xuddur iyo Waajid ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Cadaado ayaa si weyn...
Affar askari oo ka tirsan ciidanka Sudan ayaa ku dhintay 12 kalana waa ay ku dhaawacmeen dagaal ka dhacay xuduudda...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-tashi diblumaasiyadeed kula yeeshay khadka taleefoonka Amiirka Dowladda Qatar Sheekh...
RADIO MUQDISHO:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-hadallo diblumaasiyadeed oo degdeg ah kula yeeshay khadka taleefoonka...
RADIO MUQDISHO:-Dalal iyo Ururro Caalami ah oo si Adag uga Soo Horjeestay Aqoonsiga Israa’iil ee Maamulka Somaliland Dalal iyo ururro...
RADIO MUQDISHO:-IGAD oo si Adag uga Soo Horjeesatay Isku Dayga Israa’iil ee Aqoonsiga Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya Qoraal kasoo baxay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho