Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Isku dhac khasaare nafeed sababay oo xadka ku dhex maray Suudaan iyo Ethiopia

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Wararka
0
Isku dhac khasaare nafeed sababay oo xadka ku dhex maray Suudaan iyo Ethiopia
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Affar askari oo ka tirsan ciidanka Sudan ayaa ku dhintay 12 kalana waa ay ku dhaawacmeen dagaal ka dhacay xuduudda Sudan iyo Itoobiya.

Ra’isulwasaaraha Sudan Cabdulaahi Xamduuk ayaa warbixin ka soo saaray dagaal ciidanka Sudan iyo ciidanka Itoobiya oo ay la socdaan maleeshiyo Itoobiyaan ah ku dhax maray xuduudda Sudan iyo Itoobiya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xamduuk ayaa sheegay in fiidkii talaadada ee la soo dhaafay weerar gaadmo ah lagu qaaday ciidanka Sudan oo ka soo laabtay shaqo ilaalin xuduuda ah kuwaas oo marayay halka lagu magacaabo Jabal Abutiour oo ku talaala gudaha dalka Sudan.

Weerarka waxaa geystay ciidanka Itoobiya oo ay weheliyaan maleeshiyo ayuu lagu yiri qoraalka xafiiska ra’isulwasaaraha waxaana ka dhashay qasaaro naf iyo qalab.

Waxaan tacsi u direynaa kuwii shahiiday ee askarta ahaa waxaana u rajeneynaa kabasho dhaqso leh kuwa dhaawaca ayaa qoraalka lagu yiri.

Golaha wasiirada ee Sudan waxay adkeynayaan taageerada iyo garab joogsiga ay u hayaan ciidanka qaranka si ay u xiraan meelaha banaan una ilaaliyaan dalka ayuu lagu yiri qaraalka ra’isulwasaaraha.

Dowlada Itoobiya wax war ah kama soo saarin arintan.

Sudan waxay marti galisay qaxooti badan oo ka cararay colaada ka jirta waqooyiga Itoobiya.

Sidoo kale, Sudan waxay iminka hogaamisaa urur goboleedka IGAD.

Previous Post

Ra’iisul wasaaraha oo la kumay odayaash dhaqanka Caabudwaaq +Sawirro

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo lagu soo dhaweeyey Degmada Cadaado “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo lagu soo dhaweeyey Degmada Cadaado “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Rooble oo lagu soo dhaweeyey Degmada Cadaado “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In