Waddadaan oo Halbowle u ah isu socodka Gaadiidka iyo Dad waynaha Xaafada Dayax ee Magaalada Dhusamareb ayaa laga bilaabay Dayactir...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan Guutada 5-aad Qeybta 27-aad iyo Maamulka Gobolka Hiiraan oo iskaashanaya ayaa kala dhexgalay laba...
Qeybo ka mid ah Tuulooyinka hoosyimaada magaalada Jowhar ee caasimadda Maamulka Hirshabeelle, wax kasocda qul qulka dadka ka barkacay Fatahaad...
Tan iyo bishii la soo dhaafay Hindiya, waxaa ka socday mowjado aan horay loo arag oo ka dhashay cudurka faafa...
Wasiirada Arrimaha dibadda wadamada ku bahoobay G7 ayaa kawahadlay dhaq dhaqaaqa Ruusha uu kawado Ukraine, xaalada Iiraan, shiinaha iyo Bariga...
Jeneral C/Fataax Al- Burhaan oo ah Madaxa Golaha kumeelgaarka ah ee hoggaanka Suudaan ayaa la kulmay Maanta xubno ka socda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka kulan afuro ah kula qaatay qaar ka mid ah...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magalaada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa la kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay sarakiisha ciidamada Mareykanka ee ka howlagala Jubbaland. Kulanka...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho