Ciidanka kumandooska Gorgor ee xoogga dalka ayaa saaka argagaxisada Alshabaab kala la wareegay degaanka Gendershe, ee gobolka Shabeelaha hoose, sida...
Madaxweynaha Ghana Nana Akufo-Addo ayaa dib loo doortay isagoo heley 51.59%, sida arbacadii ay shaaciyeen guddiga doorashada, iyadoo dalka ay...
Ciidankan waxaa ku jira taliye ku xigeenkii taliska waqooyi ee ciidanka Itoobiya kuwaas oo fariisinkoodu yahay gobalka Tigray Brigadier General...
Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa sii daayay Warbixinnada Baarista Sannadlaha ee 2019. Warbixinnada oo faahfaahsan ka dheeho lifaaqa hoose:
Taliye ku xigeenka ciidanka Itoobiya Gen. Abebaw Tadesse ayaa magaalada Mekelle kulan kula yeeshay saraakiisha sar sare ee ciidanka Itoobiya...
Maamulka degmada Gaalkacyo ayaa wada dadaalo ku aadan xoojinta wadashaqeynta maamulka iyo bulshada magaalada waxaa maanta duqa degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir guddoomiyay kulanka golaha wasiiradda ee xukuumadda Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa warbixinno ka...
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden, ayaa dejiyay qorshihiisa 100 maalin ah oo ugu horeysay xafiiska taas oo ah...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dowladda Talyaaniga kala wareegay agab kala...
Dhallinyarada gobolka Mudug, gaar ahaan ururka dhallinyarada Jiildhis oo uu hoggaaminayay guddoomiyaha ururkaas Madar Axmed Geelle ayaa dhir beeris ka...
Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi...
Guddiga Deegaanka iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Golaha Shacabka BFS ayaa maanta kulan la yeeshay Madaxda Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka...
Dowladda Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha ayaa si weyn oo buuxda u xaqiijisay garab istaagkeeda midnimada, madax-bannaanida, iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda...
Dowladda Mareykanka ayaa cadeysay in aysan waxba iska badalin siyaasaddeeda ku aaddan Soomaaliya, isla markaana si buuxda u taageersan tahay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho