Durdurada xareeda iyo da'mada is xigxigta ee daruuraha ayay ku diirsadeen dad iyo duunyaba, kadib roobka guga oo ka curtay...
Wareegto ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha gobolka Banaadir mudane Cumar Maxamed Maxamuud ayaa Mucaawiye Axmed Muudey, loogu magacaabay guddoomiyaha cusub...
Allah u naxariitee, waxaa saaka xaafadda Albarako ee degmada Hodan lagu dilay Dr. Xasan Cismaan Ciise (Dr. Buurane) oo kamid...
Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika ayaa maanta shir ka yeelanaya xaaladda siyaasadeed ee dalka ka dib codsigii madaxweynaha...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Allaha u naxariisto Fahdi Caddow Cabdi iyo Faa'iso Caddow Cabdi ayaa maanta ku geeriyooday hoobiye ay argagixisada Al-Shabaab soo tuureen...
Ragtarka Cusub ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Dr Xasan Cumar Mahadalla ayaa maanta xilkii kala wareegay Raktarkii Hore ee Jaamacadda Ummadda...
Xoghayaha Xafiiska ka hortagga Askareynta Carruurta iyo ka hortagga Xad-gudubyada ee Wasaaaradda Gaashaandhigga Mursal Buulle oo ay Wehliyaan Wasiir ku...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji, Wasiiru dowlaha Wasaaradda Mudane Cabdiraxman Maxamuud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay qabsoomidda Shirweynaha Madasha Qaran ee...
Intii uu ku guda jiray booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Qatar, Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka dhex-dhexaadka ah oo maanta ka furmay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho