Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya, Mudane Maxamed Cabdallaahi Farmaajo, ayaa kaga tacsiyeeyay shacabka iyo dawladda dalka Chad, geeridii Madaxweyne Idriss Deby,...
Warbaahinta Masar, ayaa shaacisay in tirada dadka ku dhintay shilka tareenka ee ka shacay Duukh, ay kor u dhaaftay 23...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa shir gudoomiyey shirka gollaha amniga dowlad goboleedka koonfur galbeed,...
Dalka Hindiya ayaa wararka ka imaanay waxa ay sheegayaan in xanuunka COVID-19, u ku soo laba kacleyay waxana uu soo...
Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku meel gaar ka ah ee Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed, ayaa waxaa gaaray wafdi ay hoggamineyso...
Hoggaamiyeyaasha Afrika, qaarkood ayaa ka hadlay geeridii ku timid madaxweynihii Chad Idriss Déby, oo la toogtay xilli qeybo ka mid...
Fulinta Duqeeyntan oo ay iska kaashadeen ciidanka xoogga dalka iyo saaxiibadooda caalamka ayaa waxaa lagu dilay sadax horjooge oo katirsan...
Xilli galinkii danbe ee shalay la soo gabagabeeyay wareegii labaad ee wadahadaladii ka socday Vienna, ee ku saabsanaa heshiiskii Nukliyeerka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa kulan afur ah la yeeshay madaxdii guddiyada Doorashooyinka heer federaal...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay qabsoomidda Shirweynaha Madasha Qaran ee...
Intii uu ku guda jiray booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Qatar, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka dhex-dhexaadka ah oo maanta ka furmay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho