Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa Tunisia, Mudane Cismaan Al-Jarandi....
Wasaaradda Hawlaha Guud ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo muddooyinkii u dambeeyey ku hawlanayd dhismaha Waddooyinka iskuxira gobolada dalka ayaa maanta...
Degmada Waajid waxaa ka bilowdey wajigii koowaad kulamo gaar gaar ah oo ay leeyihiin Odayasha dhaqanka beelaha dega Degmada iyo...
Maamulka dagmada Galkacyo ee dowlad gobaleedka Galmudug ayaa maanta deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah oo ku nool magaalada...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen Odawaa Yuusuf, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiillo ka socday saraakiisha ciidanka millatariga Turkiga...
Allaha u naxariistee Guddoomiye ku xigeenkii Siyaasadda ee degmada Dayniile ayaa u dhintay dhaawac kasoo gaaray qarax ย miino oo lagula...
Inta badan gobolka Mudug xalay waxaa ka hooray roobkii Guga kasoo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada Gobolka mudug ku...
Xildhibaano ka kala tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya iyo kuwa Galmudug ayaa gaaray deegaano dhanka waqooyi ka xiga Magaalada Dhusamareb waxa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu safar shaqo ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay qabsoomidda Shirweynaha Madasha Qaran ee...
Intii uu ku guda jiray booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Qatar, Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka dhex-dhexaadka ah oo maanta ka furmay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho