Kulanka uu goob joog ka ahaa Taliyaha Qaybta 21-aad ciidanka xoogga Dalka Gen. Maxamed Cadoow Cali sanka, Taliyeyaasha qaybaha Kala...
Ciidanka Xooga dalka iyo kuwa hawl-galka Midowga Africa ee AMISOM, qaybtooda Burundi ayaa gacanta ku soo dhigay tiro maleeshiyada Al-Shabaab...
Carruurtani oo ku dhaawacantay Hoobiyaal argagixisada Al-shabaab ku tuureen Dugsi lagu barto Qur’aanka kariimka oo ku yaal gudaha degmada Awdheegle...
Booliska Bangladesh ayaa xiray boqolaal Islaamiyiin ah usbuucii la soo dhaafay, ka dib markii lagu eedeeyay in ay horkacayeen banaanbaxyo...
Roobka Gu'ga ayaa ka curtay deegaanada gobolka Bakool oo xoolo dhaqatadii mar hore u guureen deegaano kale jiilaalka oo dheeraaday...
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug iyo guddiga la tacaalidda Covid 19 ee gobolka Mudug ayaa degmada Hobyo kula wareegay haamanka hawada siiya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kinshaasa ee caasimadda dalka Koongo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdulaahi, Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Golaha...
Kulankaan oo ahaa mid looga arrinsanayay dar dargelinta xoojinta amniga iyo la dagaallanka argagixisada oo muddoyinkii u dambeeyay ay si...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay qabsoomidda Shirweynaha Madasha Qaran ee...
Intii uu ku guda jiray booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Qatar, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka dhex-dhexaadka ah oo maanta ka furmay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho