Wasiirka Wasaaradda Caafinaadka Galmdug Dr Cabdiwali Cabdulaahi Jaamac ayaa Caabudwaaq maanta ka daahfuray Tababar la xariira qaabka bixinta tallaalka COVID-19...
Qiyaastii 1,200 oo Hoteel oo ku yaalla magaalada Makka ayaa isu diyaarinaya soo dhaweeynta martida dooneysa in maalmo ka mid...
Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maanta ansixiyay, Axmed Zeylici Muuse iyo Maxamed Cusmaan Cabdulaahi Xamza oo ka mid noqonaya xubnaha guddiga...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madax ka...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa waxaa uu kulankodii uga furmay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho, iyaga oo ka kadoodaya qodoba...
Gabar Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Ramlo Cali oo ah feeryahanad iyo Model ayaa ayaa ka hadashay ficilo Midabtakoor ah oo...
Rashi Mwalimu oo ah Muwaadin Kenyan ah oo ka tirsan Kooxda Alshabaab Isla markaana Tababar Duuliyanimo ku soo qaatay Filibiin...
Kabtan Sayed Shesha, oo ah lataliye ka ah Hay'adda Kanaalka Suweys, ayaa wareeysi uu siiyay Muuqaal baahiyaha ON TV, ku...
Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheegtay in Rasaas culus laga maqlay meel u dhaw madaxtooyada dalkaaasi Niger, subaxnimadii hore ee...
Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay, oo kaashanaya war qoraal ah oo kaga yimid dowladda Yaman ayaa sheegay in uu jiro...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty, ayaa Talaadadii khadka taleefanka wada-hadal ku...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Boqortooyada...
Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho