In kasta oo aad loo soo dhaweeyay wada hadalka dib u soo nooleynta heshiiskii nukliyeerka haddana waxaa jira shaki laga...
Maanta oo sabti ah (3-April-2021) ayaa lagu ballansan yahay in uu Muqdisho ka furmo kullan uu ku baaqay Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Ahmed Cabdi Kaariye ayaa maanta gelinka dambe Hotel Jasiira waqti kula qaatay qaar ka mid...
Wasiirka arrimaha dibadda Sacuudi Carabiya Feysal Bin Farxaan Al Sacuud ayaa sheegay in xiriir diblomaasiyadeed oo Israel la yeeshaan uu...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Galmudug Mudane Cabdirisaaq Maxamed Maxamuud (Dhiblaawe) iyo Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo...
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa aqbalay ka qaybgalka Shirka wadatashiga Doorashooyinka ee uu ku baaqay Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo inuu Sabtida...
48 qof ayaa ku dhimatay 72 kalana waa ay ku dhaawacmeen shil tareen oo maanta jimco ah ka dhacay Thailand....
Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ku wargelisay arrimo la xariira dib u bilaabidda qabashada codsiyada baasaboorka, kaasi...
Ganacsatadda Xoolaha dhoofisa ayaa ku gacansayray baad ay waydiisteen Kooxda Alshabaab oo ah Neefkasta ay ka siiyaan 18 Dollar, taasoo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa caawa mar kale isugu yeeray madaxweynayaasha 5ta Dowlad Goboleed iyo Gobolka...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho