Waxaa sii kordhaya tirada dadka uu soo ridanayo caabuqa COVID-19 ee ku nool Degmada Gaalkacyo sida ay sheegeen mas'uuliyiin ka...
Wasaaradda Howlaha guud, dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta tababar u furtay tiro injineero ah oo ka kala...
Wasiirada maaliyadda iyo qorsheynta xukuumadda Soomaaliya, C/raxmaan Ducaale Beyle iyo Jamaal Maxamed Xasan ayaa ka wada hadlay ahmiyadda ay leedahay...
Ugu yaraan 50 qof ayaa lagu diley guudaha Myanmar, kadib markii ciidamada amaanka ay rasaas ku fureen dadka mudaharaadayey, sida...
Madaxweyniyaasha dowlad Goboleedyadda; Puntland, Jubbaland, Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hirshabelle ayaa ka wadahadlay xal u helidda caqabadaha hor taagan qabsoomidda...
Waddamada Iiraan iyo Shiinaha ayaa maanta oo Sabti ah kala saxiixan doona heshiis iskaashi oo istiraatiiji ah kaas oo socon...
Khasaaraha ganacsi ee caalamka kasoo gaaraya markabka nooca kunteenarada xanbaara ah oo ku caariyay marinka Suweys (Canal Suez) ee isku...
Warbixin uu soo saaray guddi 15 xubnood ka kooban oo baarayay xasuuqii Rwanda ee dhacay 1994 ayaa lagu sheegay in...
Midawga dhaqatiirta Turkiga ayaa ka codsaday dowladda inay adkeyso la dagaallanka cudurka Covid-19, iyadoo la raacayo tallaabooyin ay ka mid...
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid, oo maalmahaan safarro shaqo ku marayey degmooyin iyo...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho