Sida uu baahiyay telefishinka qaranka Tanzania Madaxweynihii dalkaasi John Magufuli, ayaa geeriyooday. Madaxweyne ku xigeenka ayaa telefishinka ka sheegay in...
Agaasimaha Caafimaadka Gobalka Banaadir, Maxamed Caddoow iyo Howlwadeennada Caafimaadka ayaa ku howlan waqtiyada Jadwalkan iyo sidii loo wada gaarsiin lahaa...
Muqdisho:- Dawladda, Shacabka iyo warbaahinta dalka aanu deriska nahay ee Kenya ayaa siyaabo kala duwan waxay uga falceliyeen dacwadda gar...
Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA, waxay idinku wargalinaysaa in caawo saqda dhexe hawada uu ka bixi doono Website-ka SONNA, oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilsay Musharrax Jibriil Ibraahim Cabdulle oo ay ka...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa shaaca ka qaaday in maalinta beri ah la...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaalya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray guud...
Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Dr Aadan Xasan Aadan oo shir jaraa’id ku qabtay xaruunta safaaradda Jabuuti ee Soomaaliya ayaa...
Dowladda Itoobiya ayaa diiday dhex dhexaadiyeyaal kale oo Mareykanku ku jiro in ay soo galaan muranka salka ku haya biyo...
Ilo wareedyo ku sugan Telaabiib ayaa sheegaya in Netanyahu uu booqasho rasmi ah ku tagi doono Imaaraadka Carabta beri oo...
Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho