Wasaaradda caafimaadka Puntland xafiiskeeda Gobolka Barri ayaa maanta lagu soo gabgabeeyay tababarka tababarayaasha shaqaalaha mamulka caafimaadka ee heer degmo. Waxaana...
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federalka Soomaaliya, Mudane Cismaan Abokar Dubbe, ayaa ku adkeeyey danjireyaasha ka howl-gala dalkeenna ilaalinta madaxbannaanida iyo qarannimada...
In ka badan 36 askari oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka gaar ahaan qeybaha 21 aad iyo 27 aad ayaa...
Wasiirka amniga gudaha Koofur Galbeed, Isaaq Cali Subag, ayaa maanta shir guddoomiyaha kulan isbuucle ah oo Baydhabo lagu qabtay, kaas...
Wararka ka imaanaya degmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidanka dowladda ee halkaas ku sugan uu isku soo...
Wasiir ku xigeenka warfaafinta Soomaaliya, C/raxmaan Yuusuf Cumar, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya heshiis la gaartay wasiir Cabdirashiid Xasan Cabdinuur...
Madaxweynaha Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ku qaabilay xafiiskiisa wasiirka arrimaha dibadda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya mudane Feysal bin...
Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta Axmed Abul Geyt ayaa sheegay in Jaamacadda Carabtu dadaal ballaaran ku bixineeyso taageeridda Soomaaliya, si...
wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxmaed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa la kulmay Imaamka Jaamacadda Al-Azhar...
Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee dhammeystirka Doorashooyinka dalka ayaa maalintii Saddexaad galay, xilli shalay Warbixin looga dhageystay Guddiga farsamada arrimaha...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho