Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday gogosha tacsida Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya...
Ra’iisul Wasaaraha Qatar Shiikh Khaalid bin Khaliifa bin C/Caziiz Al Thaani ayaa xafiiskiisa Ku qaabilay Wasiirka Amniga Soomaaliya, Xasan Xuntubey...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray guud ahaan ummadda reer Koonfur...
Sacuudi Carabiya ayaa doonaysay in ay iibsato diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Turkigu soo saaro, sidaas waxaa sheegaya madaxweyne Erdogan,...
Wararka ka imaanaya buuraleyda Golis ee gobolka Bari ayaa sheegaya in ciidanka ammaanka Puntland dileen maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab ka...
Wareeggii 1-aad ee Dacwadda Baddeenna ayaa maanta si rasmi ah u soo gaba-bagoobay.. Sida uu warbaahinta u sheegay Xeer ilaaliyaha...
Howlwadeennada Caafimaadka iyo Qaar ka mida mas’uuliyiinta Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir ayaa qaatay Talaalka ka hortagga cudurka safmarka...
Maanta oo Talaado ah taariikhduna ay ku beegantahay 16-bisha ayaa waxaa mar kale dib uga billaabatay maxkamadda caddaaladda adduunka ee...
Xukuumadda dhawaan la dhisay ee dalka Liibiya ayaa maanta oo talaada ah xilka kala wareegtay xukuumaddii hore . Xukuumadda cusub...
Dowladda Soomaaliya ayaa deeq lacageed oo biyo dhaamin loogu sameynayo dadka ay saameeyeen abaaraha gaarsiisay magaalada Garbahaareey ee xarunta gobolka...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho