Ciidanka ammaanka ee Puntland ayaa wali daba socda soo qabashada maleeshiyadii xalay weerartay jeelka wayn ee Boosaaso. Argagixisada Al-Shabaab oo...
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxman Ducaale Beyle ayaa galabta ka qeybgalay shir aan caadi aheyn oo ay isugu yimaadeen...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay mar walba diyaar u tahay in gobolka Banaadir lagu qabto banaanbax nabadeed oo dowladdu...
Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hada shir jara'id oo deg dega kaga hadlaya xaalada Abaaraha iyo biyo la'aanta...
Ka dib markii uu xalay wakhti dambe soo gabagaboobay shirkii magaalada Muqdisho uga socday ra'iisul wasaare Roobe iyo xubnaha Midowga...
Taliyaha Booliska qaybta Gobalka Bari ee magaalada Boosaaso, Xuseen Cali Maxamuud oo faahfaahin ka bixiyay Weerar xalay lagu qaaday Xabsiga...
Kulankii 3aad oo u dhaxeeya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharraxiinta ayaa ka furmay...
Allaha u naxariisto Jeneraal Cismaan Maxamuud Siyaad “Koriyeeri” Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed "Xijaar" ayaa ka...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay doorka Xildhibaannada uga aadan xakameynta cudurka COVID-19, kaasi oo fara ba’an...
Xili uu soo laba kacleeyey xanuunka COVID 19, isla markaana wasaaradda caafimaadka Galmudug ay xaqiijisay in 6 kiis oo xanuunka...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee JFS Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ka guddoomay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar...
Gaalkacyo, Agoosto, 18, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay Dugsiga Farsamada Gacanta, Prof....
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Cali Yuusuf (Cali Xoosh), ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digay khatar la xiriirta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho