Howlgalka ayaa ka dhacay duleedka degaanka Bariire ee gobolka Shabellada Hoose waxayna Ciidanka Xoogga Dalka ku dileen Madaxii Hoobiyaasha Al-Shabaab...
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump iyo Xaaskiisa Manilla Trump ayaa laga helay cudurka Covid-19, ka dib tijaabo xalay lagu sameeyey, waxaana ay bilaabayaan inay...
Guddiga Maamulka Doorashada Dadban ee 2020/21 ee Heer Dowladaha Xubnaha ka ah DF (GMDHDX) Muqdisho, 1 October 2020 Mabaadii’da 1....
Guddomiyeyaasha Labada Aqal ee Baarlamanka Federalka Soomaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman iyo Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa si wada...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta Waaxda Kaawa Godeey...
Ku-simaha Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya, madax ka socotay Mashruuca GEEL iyo qubaro dhanka beeraha ah ayaa ka qeyb galay...
Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug, Maamulka Gobalka Mudug iyo kan Dagmada Gaalkacyo ayaa maanta si...
Isu imaatinka dad ka badan 1,000 qof ayaa la ogolaan doona dalka Switzerland, laga bilaabo maanta taas oo qayb ka...
Dable Xoogga Dalka Maxamed Xuseen Cilmi ayaa loo xiray kufsi uu u gaystay Dhibanad Farxiyo Cabdi Shakuur Bootaan oo Afar...
U jeedka kulankan maanta ka dhacay Gaalkacyo ayaa aheyd dhiirigelinta ka qeybgalka siyaasadda dumarka, gaar ahaan golaha degaanka magaaladaas, sida...
RADIO MUQDISHO:-Xarunta Tababarka Janaraal Kaahiye waxaa haatan ka socda munaasabadda xuska sanad-guuradii 82-aad ee aasaaska Ciidanka Booliska, waxaana goobta ku...
RADIO MUQDISHO:-Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Sabti, 20ka December,2025 1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho kooban ku tegay...
RADIO MUQDISHO(QAAHIRA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Jimce ah soo gaaray Magaalada Qaahira...
RADIO MUQDISHO(Addis-Ababa):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo oo hal maalin ku tagay magaalada Addis Ababa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho