Xilli Soomaaliya ay qeyb ka noqotay dalalka uu ku soo laba kacleeyay safmarka COVID-19 ayey Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada...
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya iyo Safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis ay dowladda Talyaaniga ku taageereyso qaar ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyadeeyay geerida marxuum Maxamed Yuusuf Xaaji oo horey u ahaan jiray...
Xafladdaan qalinjebinta ee Dufcadda 16-aad ee Jaamacadda SIMAD ayaa qorshaheedu ahaa in lagu qabto Xarunta Dhexe ee Jaamacada SIMAD balse...
Heyada UNOCHA ee qaramada midoobay ayaa sheegtay in maanta lagu daah furay magaalada Muqdisho qorshe balaaran oo looga jawaabayo xaaladaha...
Munaasabadaan ayaa lagu maamusaayey Sanadguuradii 61aad ee aasaaska Ciidanka Cirka Soomaaliya taaso ku began 15.02.1960kii ayaa waxaa ks oo qaybglay...
Gargaarkaan raashiinka ah oo lagaarsiiyey 250 qoys oo ka mid ah danyarta magaalada Xuddur ayaa ka koobneed bur bariis sonkor...
Qaxootiga Soomaalida ee ku nool magaalada Qaahira ee caasimada dalka Masar oo ka qeyb-galay barnaamijyo taxanayaal ah oo ay daadihisay...
Wasaaradda caafimaadka ee dalka Guinea ayaa sheegtay in seddex qof ugu geeriyootay dalkaas cudurka Ebola. Bayaan kasoo baxay wasaaradda caafimaadka...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaliya Mudane, Ben...
Bandiiradleey, Agoosto 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane...
Muqdisho, Isniin, 17 Agoosto 2026: - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Hooyo Safiyo Macalin...
Galinsoor, Agoosto, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira safarkiisa deegaanada Galmudug ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho