Xildhibaan Cabdulqaadir Carabow Ibaraahim ayaa sheegay in madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka dhabeeyay ballanqaadkii uu u sameeyay shacabka gobolka...
Alle ha u Naxariistee waxa dalka koonfur Afrika dhaawac kasoo gaaray xalay shil gaari ugu geeriyooday mid kamid ah Soomaalida...
Agaasimaha Guud ee Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa Jimcihii ku baaqay in aan lagu celin khaladaadkii hore ee tallaalka anti-Covid-19 ee...
Wasaarada amniga maamulka Koonfur galbeed ayaa xaqiijisay in saaxiibada caalamka ee Soomaaliya ay xalay howlgal duqeyn ah ku dileen Horjoogayaal...
Qaramada Midoobay ayaa bayaan ay soo saartay oo uu baahiyay afhayeenka Qaramada Midoobay Stephan Dujarric, lagu sheegay in Madasha Wadahadalka...
Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa howlgal miinooyin lagu soo saarayay ka fuliyay deegaanno hoos yimaada magaalada Bacaadweyne ee Koonfurta Gobolka Mudug,...
Madaxda cusub ee magaalada Feer-Feer ee Gobolka Hiiraan ayaa maanta kulan la qaatay Dhakhatiir iyo xubno ka mid ah bulshada...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa shalay gelinkii dambe oo Khamiis ahayd kula kulmay Magaalada...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa soo dhoweeyey go'aanka taariikhiga ah ee uu...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Hooyo Safiyo Macalin...
Galinsoor, Agoosto, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira safarkiisa deegaanada Galmudug ee...
17- Aug Taliska Ciidanka XDS ayaa fashiliyay weerrar ay maleeshiyaadka Khawaarijtu kusoo qaadeen magaalada Baydhabo, oo ah Caasimadda KG ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho