Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Yuusf Axmed Hagar aya kulan la qaatay qaar ka mid ah dhallinyarada magaalada Beledweyne oo uu kala...
Maamulka Gobalka Mudug ee Galmudug ayaa xarumaha waa weyn ee Ganacsiga iyo Hay’adaha faray in ay qaataan warqadda aqoonsiga ee...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh (Al-Cadaala) ayaa gaaray magaalada Samareeb ee...
Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Madaxa cusub ee Iskaashiga horumarinta Finland u...
Wasiirka Gaadiidka, Cirka iyo Dhulka ee Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Maxamed iyo ganacsatada magaalada Xudur ayaa...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta Aaladda fogaan arraga uga qeyb galay shirka sanadlaha...
Wasiiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa kormeeray xarumaha iyo xafiisyada ay ku shaqeeyaan laamaha Garsoorka...
Ardayda dugsiga sare ee Cabdullaahi Ciise Maxamuud ayaa waxa ay 50 geed ku wareejiyeen ururka isxilqaamayaasha Iftiinka Mudug ee Puntland,...
Itoobiya ayaa dhisaneysa waddooyin isku xiraya wadamada dariska la ah ee Sudan, Kenya, Eritrea iyo Soomaaliya. Mashruucan waxaa ku baxaya...
Dowlada militariga ee afgambiga ku qabsaday dalka Myanmar ayaa xayirtay isticmaalka baraha bulshada si loo xakameeyo dhaqdhaqaaqyada mucaaradka ee ka...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho