Maamulka Galmudug oo kaashanaya ciidamada amniga qaranka gaar ahaan ciidamada boliiska iyo kuwa xoogga dalka ayaa ku guuleeystay xalinta xiisad...
Madaxweynaha koonfur afrika Cyril Ramaphosa oo iminka ah hogaamiyaha ururka midowga afrika ayaa 3 xubnood u magacaabay in ay wada...
magaalooyinka Helsinki, Espoo iyo Vantaa iyo hareeraheeda oo kamid ah Dalka Finland ayaa la go’aamiyay xadaymo cusub laga bilaabo 23.11.2020...
Shirkaan oo ay Jimcihii fureen hoggaamiyaasha Aasiya Baasifigga ayaa waxaa ka soo qeeybgalay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo dhiggiisa Shiinaha...
Gudiga xaalada deg dega ee dowlada itoobiya u magacoowday gobalka tigreega ayaa sheegay in ay ciidanka dowlada itoobiya la wareegeen...
Ayax ku dul hoganaya beero Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunada iyo beeraha ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo...
Safiirka Itoobiya ee dalka Suudaan ayaa sheegay in dowladda Suudaan ay kala shaqeynayaan sidii loo taageeri lahaa qaxootiga ka cararay...
Booliska magaalada Addis Ababa ee xarunta Itoobiya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen hub iyo banbaanooyin si sharci daro ah...
Xildhibaan Ubax Tahliil oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya ayaa maanta si diiran loogu soo...
WAR SAXAFADEED Haddaba Isutagga Shirkadaha Diyaaradaha Somaliyeed ,oo ah mid ay hoos yimadaan kuna midobeen tiro kor u dhaafeysa 70%...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...
Wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK),...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho