Hay’adda Culumada Al-Bayaan ee Pretoria ayaa kulan u qabatay Madaxda Safaaradda iyo Qaar ka mid ah Waxgaradka iyo Ganacsatada Dalka...
Ethiopia ayaa sheegtay in ay qabatay xubno ka tirsan kooxaha argagaxisada Al-Shabaab iyo Daacish, kuwaas oo ku sugnaa gudaha Ethiopia...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya mudane Axmed Ciise Cawad oo ay garab taagan yihiin Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Danjire...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen “Cali Guudlaawe” ayaa qaabilay Wafdi ay hogaamineysay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Haweenka iyo...
Akhrinta Seddaxaad ee Hindise Sharciyeedka Adeegyada Baaritaanka Beeraha Soomaaliyeed ayuu ahaa Ajendaha kulanka mudanayaasha Golaha Shacabka ee maanta oo uu...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka, Waxgaradka iyo culimaa’udiinka ku nool Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir ayaa ka dalbaday Maamulka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Mudane Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda...
Dowlada Ethiopia ayaa sheegtay in weerar hoobiye yaal ah lagu qaaday garoomada diyaaradaha ee magaalooyinka Bahir Dar iyo Gondar Ismaamulka...
Munaasabaddan oo ay ka soo qeyb galeen Wasiirka warfaafinta XFS, agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta,agaasimaha guud ee wasaaradda haweenka,agaasimaha hab-maamuuska...
Xafiiska Dhiirigelinta maalgashiga Soomaaliya ee SOMINVEST, oo ka tirsan Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, ayaa ku biiray Ururka Hay’adaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen in ka badan 500 oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qaabilay wafdi ka socday Dowladda Qatar, oo uu hoggaaminayay...
Wasiirro, Xildhibaanno, Maareeyaha Dekedda Muqdisho, iyo maareeyayaashii hore ee soo maray Dekedda Muqdisho ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay janaasada...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa go’aanka ay Dowladda Kolombiya ay ku aqoonsatay sheegashada Israa’iil ee ku aaddan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho