Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya ayaa daahfuray wejiga labaad ee buufinta iyo la dagaallanka Ayaxa oo laga fulin doono Gobolada...
Hay’adda IOM ayaa sheegtay in ay xog wareysi ku saleysan xaaladda nolosha iyo waxyaabaha ay u baahanyihiin ay la yeelatay...
Kulanka dhexmaray Wasiirka iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo safiirka dalka Masar u fadhiya Soomaaliya ayaa looga hadlay arimo...
Diyaaraddan oo ay leedahay Shirkadda Safe Air Company 'SAC' ayaa duulimaadyo ka sameysa dalalka caalamka. Munaasabadda bilowga duulimaadka Safe Air...
Wafdi uu hogaaaminayo Wasiirka Dastuurka ee xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta gaarey magaalada Baydhabo ee xarunta Goboka Baay, waxaana wafdiga...
Kulankani ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah Haweenka Hirshabeelle ee ku nool magaalada Jowhar ayaa u jeedkiisu ahaa taageeridda...
Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle ayaa goordhow soo saaray jadwalka doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa. Araaji qabashada...
Aqalka sare ee baarlamaanka Itoobiya kaas oo loo yaqaan “house of federation” ayaa maanta ansixiyay go’aan dowlad kumeel gaar ah...
Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboledka Hirshabelle ayaa maanta kulan koodii caadiga ahaay ku yeeshay Xaruntooda Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabelle kalafadhiga...
Ayax fara badan oo gaaray gobolka Shabeellaha hoose ayaa ku habsaday beero ku yaalla gobolka, gaar ahaan degmada Wanlaweyn iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen in ka badan 500 oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qaabilay wafdi ka socday Dowladda Qatar, oo uu hoggaaminayay...
Wasiirro, Xildhibaanno, Maareeyaha Dekedda Muqdisho, iyo maareeyayaashii hore ee soo maray Dekedda Muqdisho ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay janaasada...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa go’aanka ay Dowladda Kolombiya ay ku aqoonsatay sheegashada Israa’iil ee ku aaddan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho