Wasiirka dekedaha iyo Kalluumyesiga Galmudug Cabdinaasir Nuur Shuuriye ayaa maanta oo talaado waxa uu hishiis dhinaca sharciyadda Badda la saxiixday...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Denmark, Ireland, Poland...
Gabar yar oo afar jir ah ayaa laga soo saaray daar ku burburtay dhul gariir jimcihii aynu soo dhaafnay ka...
Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada ayaa looga hadlayaa dardargelinta qorsheyaasha Xukuumadda ย hortabinta u leh, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka, amniga, kordhinta dhaqaalaha,...
Kadib howlgal qorsheeysan oo ay ciidanka sida gaarka ah u tababaran kumaandooska xoogga dalka Danab ka fuliyeen degmada sablaale ee...
Musharixiinta u taagan xilka gudoomiyaha Baarlamaanka 2-aad ee Hirshabeelle iyo ku xigeenadiisa ayaa maanta jeedinaya khubadahooda rasmiga ah ee musharaxnimada,...
Kulankan oo looga hadlayey horumarin dalagyada iyo beeraha iyo iibgeyntooda ayaa waxaa ka qeybgaley agaasimaha guud ee wasaaradda beeraha KGS...
Ugu yaraan labo qof ayaa ku dhimatay 15 kalana waa ay ku dhaawacmeen weerar isuga jira rasaas iyo isqarxin oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen in ka badan 500 oo...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qaabilay wafdi ka socday Dowladda Qatar, oo uu hoggaaminayay...
Wasiirro, Xildhibaanno, Maareeyaha Dekedda Muqdisho, iyo maareeyayaashii hore ee soo maray Dekedda Muqdisho ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay janaasada...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa goโaanka ay Dowladda Kolombiya ay ku aqoonsatay sheegashada Israaโiil ee ku aaddan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho