Munaasabad lagu soo dhaweynayay dib u magacaabida wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa lagu qabtay magaalada...
Isu soo bax looga soo horjeeday aflagaadadii madaxweynaha Faransiisku uu ugeys nabigeenna Muxammad (NNKH) ayaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo...
Wasaaradda waxbarashada dalka Itoobiya ayaa sheegtay in la dilay labo ka mid ah shaqaalaha wasaaradda kuwaas oo ay weerareen koox...
Wasiirka cusub ee wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane, Cismaan Abokor Dubbe ayaa kulan is-barasho iyo is-xog...
Ku-simaha guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda mudane, Axmed Xasan Iimaan iyo guddoomiye ku xigeenka arrimaha...
Kusimaha guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda mudane Axmed Xasan Iimaan ayaa xalay kormeeray qaar kamid...
Guddiga farsamada soo xulista baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa xalay ku dhawaaqay liiska xildhibaannada cusub ee baarlamaanka labaad...
Afar qof oo labo ka mid ah ay caruur yihiin ayaa dhintay kadib markii doono ay la socdeen kula degtay...
Hay’adda UNICEF ee qaramada midoobe ayaa canbaareysay weerar lagu dilay labo ka mid ah shaqaalaha talaalka cudurka dabeysha kaasi oo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta kulan laba geesood...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Mudane Christophoros Politis,...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi iyo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa...
Muqdisho, Soomaaliya- 11 Agoosto, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa wadahadal...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho