Sii hayaha wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukumadda federalka Soomaaliya Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta kormeer gaaban ku tagaya...
Munaasabad lagu daah furayay olalaha Wacyi galinta tallaalka Dabeysha ayaa Maanta lagu qabtay Degmada Boondhere ee Gobolka Banaadir, Xafladda daahfurka...
Ururka horumarinta dhalinyarada Soomaaliyeed Dosyo ayaa maanta tababar ku aadan go’aan qaadashada nolosha ugu qabtay magaalada muqdisho qaar ka mid...
Gogoshaan ee uu soo qaban qaabiyay ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Cabdullaahi ugaas Muxumed ayaa aheyd kulan qado Sharaf iskuna xogwareysanayeen qaar...
Howl-gal ay sameeyeen ciidamada booliska degmada cadaado ayaa waxa ay gacanta ku dhigeen gaari nooca laan garuusalka ah oo siday...
Shir ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Culimada, Qeybaha Bulshada iyo Hay’adaha Dowladda ayaa lagu falanqeeyay xaaladaha la xariira anshax xumada...
Maamulka degmada wanla weyn ee gobolka shabeelaha hoose ayaa ka hadlay saameynta fatahaado hor leh oo wabiga shabeelle uu ka...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu Muqdisho ka daggan yahay maanta ku qaabilay...
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar iyo xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Fedeaalka ayaa la kulmay Ra’iisul...
Guddiga madaxa bannaan ee dib u heshiisiinta Qaranka oo soo saaray war -saxaafadeed ayaa baarlamaanka Soomaaliya ka codsaday in ay...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho