Wasaaradda caafimaadka dalka Hindiya ayaa sheegtay in 92,605 kiisas cusub oo Coronavirus ah la diiwaan geliyay 24-kii saac ee la...
Dab xooggan ayaa qabsaday dhismaha jaamacadda ugu weyn Afrika ee Makarere ee dalka Uganda. Illaa iyo hadda ma cadda sababta...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan kula qaatay magaalada Muqdisho xubno ka socday ururada Bulshada Rayidka...
Ra’iisul wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in uu aqbalay xilka uu u magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Ra'iisul Wasaaraha UK, Boris Johnson ayaa berri ka fiirsanaya inuu adkeeyo xayiraadaha COVID-19 ee Ingiriiska, kadib markii uu sheegay in...
Cabdi Axmed Cali (Madaxeee) oo ka mid ahaa dhallinyarada Soomaalida ee magaalada Cape Town ayaa gelinkii dambe ee maanta lagu...
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in diyaarad nuuceedu yahay Fokker 50...
Deegaanka Miir-dugul oo duleedka koonfureed ee magaalada Dhusamareeb ayaa ciidamada xoogga Dalka qaybta 21aad gaar ahaan Guutada 15aad waxa ay...
Wasiirkii hore ee Haweenka iyo arrimaha qoyska ee Puntland, Marwo Caasho Geelle Diiriye ayaa magaalada Gaalkacyo ka dhistay Madaraso u...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho